Velkommen. Somalisk Diaspora Organisasjon har som sitt hovedformål å skape kontaktnett mellom somalisk diaspora i Norge, andre Skandinaviske land og i Somalia. SDOS skal jobbe for å muliggjøre kontakt mellom somaliske eldre intellektuelle og den yngre generasjon som bor i Norge, slik at SDOS medlemmene, de yngre og de somaliske intellektuelle kan få muligheter til utveksle synspunkter, ideer og kunskap.SDOS skal så godt som mulig bære sin del av ansvaret ved å engasjere seg med integrasjons spørsmålet av det somaliske befolkningen i Oslo og i Norge forøvrig.
SUUGAAN-Afka Soomaalidu waa af ballaaran, erayadiisuna badan yihiin si loo fiiriyaba hadal iyo hawraar, maanso iyo maahmaah, gabay iyo geeraar, masaal iyo madaddaalo, hees iyo hello, sheeko iyo qorriin iyo qun-u-hadal, gees loo dayaba waa.. sii akhri
HOOBASHO IYO HALACNIMO- Waa waayada ka mid ah, ayaa la yiri, waxaa degsiimooyinka Soomaalida ka aloosmay colaado iyo dagaaallo damiwaayay. Xaajo ugub oo dihin ayay ahayd oo gar cadaawo noqotay. Kufsasho, xasuuqid, isirxaaqid, baqti-gowrac, SII AKHRI
DHAWR IYO GARGAAR- Nin fiilasoof ah oo magaciisa la yiraahdo Xirsi Magan Ciise ayaa mar uu ka hadlay gumaysiga wuxuu hadalkiisa ku daray ereyo sidaan ahaa: ”Dadka in ay dad kale gumaystaan wax uga daran lama arko, laakiin shacabka soomaalida gumaysigii caddaa baa u dhaamey gumaysigii madoobaa”. Gumaysiga cad wuxuu uga jeedaa caddaankii Yurub ka yaacay oo gumaystey ummado badan, gumaysigii madoobaana wuxuu uga jeedey jenneraal Maxamed Siyaad Barre, oo ay asaga isku qabiil ahaayeen