Home | SOMALILAND.ORG | DUGSI SARE GAMBOOL | HIMILO | somalipress | horseed | jaamacadda garoowe | allpuntland | somaliweyn | SOMALITALK | PUNTLANDPOST | SOMALIDUCATION | AGABSO | AFTAHAN

SUUGAANTA-AFKA IYO DHAQANKA

c5e20abb46d63d316a5a0b0485579f9d.jpg

WARASYI COL-CABDILAAHI YUUSUF OO GAALKACYO JOOGA MARKII DAGAALKU KA SOCDAY PUNTLAND 2002

GAAXSANE-AWRII GAAXSANE-SUUFI AW CALI

LA JIHAADA AMXAARADA

CEYDIID IYO CALI MAHDI 1991

SARBEEBTA EKEEYAHA

Aadanuhu wuxuu ku wada xidhiidhaa tabo leh qaabab kala duwan. Xidhiidhkaasi siyaalaha uu u dhaco waxa ka mid ah in hadallada la is weydaarsanayo lagu tebiyo si toos ah iyo si aan toos ahayn. Maldihidda iyo muujinta ujeeddada waa mid ku sugan midhaha maansada, murtida maahmaahda iyo mucda hadalka. Kala gurida hannaanka errayada ama weedhuhu ugu jiraan afka, labadaa midkood,waxa door weyn ka ciyaara kelmadaha raacsan erayga ama jumladda iyo kaalinta uu ka taagan yahay gaballada  weheliya.    

sii akhri

SUUGAAN
img
Afka Soomaalidu waa af ballaaran, erayadiisuna badan yihiin si loo fiiriyaba hadal iyo hawraar, maanso iyo maahmaah, gabay iyo geeraar, masaal iyo madaddaalo, hees iyo hello, sheeko iyo qorriin iyo qun-u-hadal, gees loo dayaba waa af hodan ah ee Eebbe Weyne u yeelay murti bad ah iyo miro macaan ka buuxaan , nuxur, qoto dheeri iyo xigmadina u sii dheer yihiin. Haddaad eegto af-Soomaaliga qaayihiisa, iyo ....                                                        

sii akhri

MIDHO CUSUB OO QARAAMI KU ABTIRSADA

waraysi HADRAAWI

HOOBASHO IYO HALACNIMO

Waa waayada ka mid ah, ayaa la yiri, waxaa degsiimooyinka Soomaalida ka aloosmay colaado iyo dagaaallo damiwaayay. Xaajo ugub oo dihin ayay ahayd oo gar cadaawo noqotay. Kufsasho, xasuuqid, isirxaaqid, baqti-gowrac, maataddoox, mooradduug iyo saqiirraddubad ayaa dhacay. Dhiig fara badan ayaa dhulka galay. Falal aad u foolxun, silloon oo sirgaxan, Muslin daayoo, Masiixi iyo Yahuudba uu ka sarriigto ayaa dhacay.

SII AKHRI

DHAWR IYO GARGAAR
Nin fiilasoof ah oo magaciisa la yiraahdo Xirsi Magan Ciise ayaa mar uu ka hadlay gumaysiga wuxuu hadalkiisa ku daray ereyo sidaan ahaa: ”Dadka in ay dad kale gumaystaan wax uga daran lama arko, laakiin shacabka soomaalida gumaysigii caddaa baa u dhaamey gumaysigii madoobaa”. Gumaysiga cad wuxuu uga jeedaa caddaankii Yurub ka yaacay oo gumaystey ummado badan, gumaysigii madoobaana wuxuu uga jeedey jenneraal Maxamed Siyaad Barre, oo ay asaga isku qabiil ahaayeen

SII AKHRI

WARAYSI SHEEKH CABDIQAADIR NUUR FAARAX JEER OO MAXKAMADAHA KA HADLAYA-SHIRKII NOVEMBER 2006

KHUDBADDII SIYAAD BARRE 1972 MARKII UU LAAYEY WADAADADA

WARAYSI FAYSAL CALI WARAABE

CARRAALE IYO SILSILADDA BAQASHA

listen HISTORY OF EAST AFRICA

DHAGEYSO HEESTA CALNKA SOMALI-GALBEED

WARAYSI DARWIISH JAMAC BIIXI OO KA SHEEKAYNAYA DAGAALKII SAYIDKA IYO INGIRIISKA

BAARLEEX IYO GEELA-BBC-DA

WARAYSI CADDE MUUSE OO MAXKAMADAHA KA HADLAYA

ABWAAN MUSTAFE SH. CILMI OO DAGAALKII MUQDISHO EE LADAGAALANKA ARGAGAGIXISADA IYO MAXKAMADAHA KA HADLAYA

KHUDBADDII COL YEY WAAGII LA DOORTAY 2004

CADDE MUUSE IYO JAALIYADDA DIBADDA

SUUGAAN CUSUB- M. M. XASAN- GAANI

CAADO SABOOL-C/QAADIR XIRSI YAMYAM

BARNAAMIJKII GANACSIGA EE BBC- DA

QARAN BAANU NAHAY

dsc04838.jpg

:::KEYDKA A. M. YUSUF WAYEEL:::


kooxda_waaberi.jpg

BOGGA SUUGAANTA

fANKA IYO SUUGAANTA

img
GABAYADA

:::KEYDKA  M. M. XASAN - GAANI:::

01| 02| 03| 04| 05| 06|
07| 08| 09| 10| 11| 12| 13|
14|

img

img

TAAWO

-Theme=Dabuub -Term=Tiraab -Phrase=Tibaax -Email/Mail/Post=Dhambaal -Dialect=Laqan -Bank Account=Qandi -Bank=Deni -Instrument=Daab -Bachelor=Yood -Master=Yahan -B.A.=Taawo-Yood -B.Sc.=Kasmo-Yood -M.A.=Taawo-Yahan -M.Sc.=Kasmo-Yahan Haddii tubta koowaad lagu hidin kari waayo ereybixinta waxa loo dhurtaa tubta labaad oo ah sidatan ....  sii akhri

img

Afka soomaaligu ma la tartami karaa afafka kale?
Sidee afkeenna looga dhawri karaa erayada doolka ah? Dhibaato intee le’eg ayay si xun wax u qorayaashu ku hayyaan afkeenna?-------------
sii akhri

 

SHEEKOOYIN

shire jaamac-- xiddig dhacay

DHAQAN IYO DHAQAN CELIS

DHALIYAROOY DHAQANKEENNA KU DHAATA

xannaanada xoolaha

KEYDKA A. M. YUSUF WAYEL

Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga

Af maldahan.-Sillansugan..A.M. Yusuf Wayeel

DOOD ARGAGIXISO- BASHIR RAAGE IYO DAAHIR AWEES

maxamed dheere

YUUSUF DABAGEED

GACMA DHEERE

GEERIDII DEEROOW CABDALLE

MAXAMUUD SIYAAD TOGANE-

DAGAALKA XAMAR IYO WARIYE-XUDEYFI

QANYARE DHAGAYSO

AMIN CAAMIR DHAGAYSO

AWKUKUU DHAGAYSO

CALI MAHDI OO GAARIGII LAGA QAADAY

MARYAN MURSAL OO XAMAR TAGTAY

CABDIQAASIM OO SHIR QABTAY

GEEDDI IYO ARGAGIXISO

img
QAYBTA WAXBARASHADA
img

dictionary.gif

BARNAAMIJKA WAXBARASHADA BBC-da

HALAKAN KA BARO FARTA SOOMAALIGA EE CISMAANIYA

FARTA CISMAANIYADA

img

ILA QOSOL ... SHEEKO YAR

img

XANNAANADA XOOLAHA
img

::::xoolaha 1aad::::

::::xoolaha 2aad::::

::::xoolaha 2aad::::

::: xoolaha 3aad::::

:::xoolaha 4aad::::